Suldaan Xasan Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Tagay Laascaanood

0
Sunday February 19, 2023 - 17:37:20 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Xasan Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Tagay Laascaanood

    "Suldaan Xasan oo ah Suldaanka Madaxwayne Muuse Biixi ayayna isku wanaagsanayn Madaxtooyada,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Suldaan Xasan oo ah Suldaanka Madaxwayne Muuse Biixi ayayna isku wanaagsanayn Madaxtooyada,"



Hargaysa (HWN) Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaanka guud ee Beesha Subeer Awal ayaa aan ka mid ahayn Madaxdhaqameedka Somaliland ee maanta u baxay hawsha Gobolka Sool islamarkaana wuxuu ku sugan yahay Hargeysa.

 

Suldaan Xasan ayaa sida Saxafi Luqmaan xaqiijiyay  uga hadhay maanta ahaan inuu baxo waftiga Madaxdhaqameedka ah hawlo u gaar ah balse waxa la filayaa in berri ama maalmaha soo socda uu Hargeysa ka amba bixi doono si uu ugu biiro Madaxdhaqameedka Somaliland ee Suldaan Dhawal hogaaminayo ee doonaya inay hab dhaqan u galaan Xaalada ka taagan Gobolka Sool.

 

Suldaan Xasan oo ah Suldaanka Madaxwayne Muuse Biixi ayayna isku wanaagsanayn Madaxtooyada, inkasta oo Muuse Biixi aanay iskuba fiicnayn inta badan madaxda dhaqanka Somaliland.


Loading...
Loading...