War Degdeg ah: Garaad Jaamac Oo Ka Hadlay Qodobada Ay Soo Saareen Beesha Garxajis
"waxaan ku leenahay iska noqo anaga hanoo imane."
Hargaysa (HWN) Garaad Jaamac
Garaad Ismaaciil ayaa soo dhaweeyay go’aanada ka soo baxay shirka Beesha Garxajis
ku yeesheen Hargasya.
Beesha Garxajis ayaa
qodobada ka soo baxay shirkooga waxaa kamid ahaa in ayna raacayn ergada Muuse
Biixi sheegay in loodirayo Laascanood, dhinaca kale waxay iska joog ku yidhaahdeen
Suldaanka Guud ee Somaliland oo sheegay in uu tagayo Laascaanood.
"Beesha garxejis haday
ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo dhawaynaynaa go,aanka ay
soo saareen, suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada
hadalnay waxaan ku leenahay iska noqo anaga hanoo imane.” Ayuu yidhi Garaad
jaamac garaad ismaaciil.
Loading...
Loading...