Jaamacada Hargeysa Oo Sidii Caadada U Ahayd Musuq Maasuqii Ka Bilaabmay Iyo Habka Cadaalada Ka Fog Ee Loo Qaatay Shaqaalihii Ugu Dambeeyey

0
Thursday June 20, 2019 - 00:04:54 in News by
  • Visits: 4926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Jaamacada Hargeysa Oo Sidii Caadada U Ahayd Musuq Maasuqii Ka Bilaabmay Iyo Habka Cadaalada Ka Fog Ee Loo Qaatay Shaqaalihii Ugu Dambeeyey

    Jaamacada Hargeysa Oo Sidii Caadada U Ahayd Musuq Maasuqii Ka Bilaabmay Iyo Habka Cadaalada Ka Fog Ee Loo Qaatay Shaqaalihii Ugu Dambeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacada Hargeysa Oo Sidii Caadada U Ahayd Musuq Maasuqii Ka Bilaabmay Iyo Habka Cadaalada Ka Fog Ee Loo Qaatay Shaqaalihii Ugu Dambeeyey


Hargeysa(HWN):-Xubnaha sadexdii sanadood ee ugu dambeeyey gacanta ku hayey maamulka Jaamacada Hargeysa ayaa sidii caadada ahayd bilaabay musuq maasuq ay galiyaan hanaanka maaliyadeed ee jaamacada, habka shaqaalaysiinta iyo qandaraasyada ay bixiso jaamacadaasi.



Gudoomiyaha jaamacada Hargeysa iyo labada gudoomiye ku xigeenka ayaa markan qaaday dariiqadii sahayatay masuuliyiintii ka horaysay ee ay ardayda jaamacadu iska dul qaadeen ka dib markii loo adkaysan waayey musuq maasuqa iyo cadaala darada ka jirta jaamacadaasi,

Image result for jaamacada hargeysa

Qormadan oo noqon doontii koowaad ee warbixino taxane noqon doono oo aanu ku eegayno musuq maasuqa ka jira jaamacada Hargeysa ayeynu diirada ku saari doonaa nidaamka loo qaatay shaqaalaha cusub, kuwa la dalacsiiyey iyo deegaanada ay ka soo jeedaan, waxaana muuqata in sidii caaadada ahayd ay dhinac ka raran yihiin.

Liiska Inta la shaqaaleysiiyey

No

Name

Title

Haybta

1

Warsame Mohamoud

Research Director

Sacad Muse

2

Mustafe Suudi

Registration

H/Yoonis

3

Khalid Ahmed Abdi

Dean of Economics

Sacad Muse

4

Abdilahi Abdikarin Abdilahi

(HRM)

Sacad Muse

5

Zuhur Mohamed Zamriye

Communication Officer

Sacad Muse

6

Nasir Mohamed Ali

Dean of IPCS

Sacad Muse

7

Khadar Mohamed Gahayr

Dean Statistics

Ciise Muse

8

Sulaiman Abdilahi Jama

Medicine office Assistance

Ciise Muse

9

Mohamed Ahmed Sulub

Communication Director

Ciidagale

10

Abdiraxman Hawd

Dean of Master

Ciidagale

11

Eng Shirwac

Dean of Engineering

Samaron

12

Abdirizaq Mohamed Saed

Dean of Agriculture

Samaron

13

Ahmed Nour Muse

Dean Social Work

H/Yoonis

14

Abdiqani Qorane

Secretary

Arab

15

Nasra Siciid

Dean College Of Busines

H/Yoonis

 

Liiska Shaqaalaha La dalacsiiyey

 

No

Name

Title

Haybta

1

Fuad Obsiye

Director Academics

Sacad Muse

2

Ismail Libah salax

Director student Affairs

Habaryonis

3

Ahmed goolcade

Public relation

Ciidagale

4

Ahmed Muse

Director Lab

Arab

5

 

 

 

 



La Soco Qaybaha Dambe

 

 

Loading...
Loading...