Xildhibaano Guclo Orod Ugu Jira Inay Qaataan Mashruuca Timirta Ciidamada Milatariga

0
Wednesday February 15, 2023 - 22:14:08 in News by Abdi Good
  • Visits: 1855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano Guclo Orod Ugu Jira Inay Qaataan Mashruuca Timirta Ciidamada Milatariga

    Xildhibaano Guclo Orod Ugu Jira Inay Qaataan Mashruuca Timirta Ciidamada Milatariga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano Guclo Orod Ugu Jira Inay Qaataan Mashruuca Timirta Ciidamada Milatariga

timirta loogu talagalay afurka ciidanka Qaranka waxa qandaraas ku qaatay sanadkii 2022 xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada.


sanadkana 2023 waxa doonaya inay qaataan shirkado ay kala wataan xildhibaano iyo xubno kale oo ay madaxtoyadu wadato.

shirkada caalami oo qandaraaska doonaysa waxa iska leh xildhibaan Jaamac Dubad, Cali Gobonimo, Suldaan Habaar iyo Mubaarig Taani.
shirkada Tawfiiq waxa wata Cali Mareexaan iyo Sheekh Cabdiraxmaan Dheere.

shirkada Alnafooor iyadana waxa wata xildhibaan Aamiin Saleebaan Kulul oo horena u qaatay mashruucii biyo gelinta Burco.

waxa maanta khilaaf xoogan soo kala dhex galay Xildhibaanada Qandaraas doonka ah oo madaxtooyadu dabada ka riixayso iyo guddoomiyaha guddida qandaraasayada qaranka oo wata Shirkad ay deegaankiisa ah taas oo sababtay in telefoonka uu xidho guddoomiyaha qandaraasayda qaranku, waxa la wadaa tartan aan daahfurnayn oo cid loogu danaynayo.
No photo description available.

Loading...
Loading...