Maxay Tahay Talada Ku Saabsan Dagaalka Laascanood Ee Faysal Soo Jeediyay Xukuumaduna Qaadatay?
Faysal Ayaan soo jeedintiisa oo ku daabacay Twiterka ay udhignayd sidan
Hargaysa (HWN) Xukuumadda
Somaliland ayaa qaadatay soo jeedintii guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, uu hore usoo
jeediyay taasi oo ahayd in xukuumadu ku
dhawaaqdo xabad joojin hal dhinac ah.
Faysal Ayaan soo
jeedintiisa oo ku daabacay Twiterka ay udhignayd sidan:-
" Si loo dhameeyo
xiisadda Laascaanood, xal nabadeedna loo gaadho, waa in xukuumadda Somaliland
ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah.
Dawladdu waa inay
fududaysaa gargaarka bini'aadantinimo ee dadka barakacay, ayna samayso dadaal
kasta oo lagu xaqiijinayo nabadda "
Loading...
Loading...