Muuse Biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Kulan Uga Socdo Madaxtooyada
Kulankan ayay xoguhu sheegayaan in martiqaadkiisa uu lahaa Muuse Biixi.
Hargaysa (HWN) Madaxweynaha
Somaliland iyo hoggaanka labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo Ucid ayaa hadda
kulan uga bilaamay aqalka madaxtooyada Somaliland.
Kulankan ayaa la
filayaa in lagaga hadlo xaaladda gobolka Sool iyo khilaafka Doorashada oo beryihii ugu dambeeyay xal loola’aa.
Kulankan ayay xoguhu
sheegayaan in martiqaadkiisa uu lahaa Muuse Biixi.
Waxaanu kulankani ku
soo beegmayaa xili xalay xukuumada Muuse Biixi ku dhawaaqday xabad joojin
dagaalka Laascanood.
Wixii war ah ee Ka
Sabaxa kala soco warar kagayaga dambe
Loading...
Loading...