Madaxweynaha Puntland Oo Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle.

0
Wednesday June 19, 2019 - 15:33:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-28 ee Juun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-28 ee Juun,

19, 2019, ku kala dirid Golaha Deegaanka ee Degmada Buurtinle.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland

 

Markuu arkay:              Dastuurka Dowladda

Puntland.

 

Markuu tixgeliyey:        Is casilaaddii Golaha

Deegaanka Degmada

Burtinle.

 

Markuu Qiimeeyey: Tala soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.

 

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa la kala diray Golaha Deegaanka Degmada Buurtinle.

2. Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

 

-DHAMMAAD-


XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

 

Loading...
Loading...