Dagaalka Laascanood Oo Maalintii Shanaad Galay

0
Friday February 10, 2023 - 08:48:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka Laascanood Oo Maalintii Shanaad Galay

    "Shacab badan ayaa ka qaxay magaalada, kuwaasi oo uu saameeyay dagaalku"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Shacab badan ayaa ka qaxay magaalada, kuwaasi oo uu saameeyay dagaalku"



Laascanood (HWN) Magaalada Laascanood ee xurunta Gobolka Sool ayaa dagaal ka socdaa maalintii shanaad, halkaasi oo dhawaaqa rasaasta laga maqlayo magaalada.

 

Dagaalka ka socda Laascaanood ayaa khasaare dhanwalba leh sababay shantaa cisho ee uu socday.

 

Shacab badan ayaa ka qaxay magaalada, kuwaasi oo uu saameeyay dagaalku.

 

Ilaa hada majirto cid wada waan waan lagu joojinayo dagaalka Laascanood.

 

Wararka ka soo kordha kala soco warar kayaga dambe


Loading...
Loading...