Maraykanka Oo Si'adag Uga Hadlay Dagaalka Laascanood

0
Thursday February 09, 2023 - 21:21:40 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Si'adag Uga Hadlay Dagaalka Laascanood

    "Duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali Karin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali Karin"



Hargaysa (HWN) War ka soo baxay Dawladda Maraykanka, xafiiska arrimaha afrika ee wasaaradda arrimaha dibadda, ayaa maraykanku kaga hadlay xaaladda dagaal ee ka jirta Laascaanood, iyadoo dhambaalka maraykanka lagu sheegay in degdeg loo joojiyo dagaalka iyo duqaynta laascaanood oo saraakiisha Maraykanku ay ku tilmaameen mid aan la aqbali Karin.

 

"Duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali karin, waana in la joojiyo. Waxaan ku baaqaynaa in si deg-deg ah loo qaboojiyo colaadda Laascaanood, sidoo kale waa in la ilaaliyaa dadka rayidka ah, gargaarka bini'aadannimadana aan la carqaladayn iyo in xiisadda lagu dhameeyo nabad iyo wadahadal”

 

Sidaa ayaa lagu sheegay farriinta Maraykanka ee ku saabsan Colaadda Laascaanood ka socota maalintii afraad.

May be an image of text that says 'Bureau of African Affairs @AsstSecStateAF Indiscriminate shelling of civilians is unacceptable and must stop. We call for an immediate de-escalation of violence in Lascanod, protection of civilians, unimpeded humanitarian access and for tensions to be resolved peacefully through dialogue. UNSOM @UNSomalia 2d In joint statement today, international partners have called for an immediate de-escalation of violence in #Laascaanood. Read more here: bit.ly/3HzOYOy JOINT PRESS STATEMENT'

Loading...
Loading...