Silsiladda War-saxaafadeedyada Guba

0
Thursday February 09, 2023 - 17:15:12 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Silsiladda War-saxaafadeedyada Guba

    Alla ha u naxariisto'e, Hadraawi ayaa yidhi:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alla ha u naxariisto'e, Hadraawi ayaa yidhi:



Silsiladdii Guba la odhan jirey, ee dira-diraalaha ahayd, ee 1923kii curatey, Alla ha u naxariisto’e, Cali Dhuux Aadan, oo Dhulbahante ahaa, ayaa bilaabey; muddo dheerna way socotey.


Muddo qarni ah ka dib, silsiladdan cusub, ee haddeertan, ee sannadkan 2023ka curatey, ee War-saxaafadeedyada Guba, ee dagaal oogidda ahna, Garaadka Guud, ee Dhulbahante, ee Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jamaac, ayaa iyadana bilaabey; muddada ay socon doontana, Allaa og.

Alla ha u naxariisto'e, Hadraawi ayaa yidhi:



Talo sibiq dhaqaaqeeda

Soof-daran habawgeeda

Sal-fudeydka hooggiisa

Bal sallaankan fuul laalan

Iyo sagabtan heenseysan

Dhulka saas u jeedaali

Sidan iyo sidaas fiiri

Sidan iyo gadaal dheeho.

Tixgalin mudnaan badan leh.

Maxamed Sheekh Daahir

[email protected]

tashiwanaag.com/

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...