Daarood Sida Muuqata Gumeysitihii Madoobaa Ee Axmaarada

0
Wednesday February 08, 2023 - 10:42:20 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daarood Sida Muuqata Gumeysitihii Madoobaa Ee Axmaarada

    Qof sansaanka muuqdiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qof sansaanka muuqdiyo

No description available.



Daaroodku Sida Muuqata Gumeystihii Madoobaa Ee Axmaarada Ayuu Baddeley Oo Waa la Dub

Iyo Diir oo waa la dhaqan Iy Dhagar oo waa la damac iyo duullaa


Daaroodku saddax weerar oo badheedh ah iyo mid u qorsoon ayuu ku howllan yahay


1 Absame iyo Gari ayaa faafan Direed weerar ku ah

2 Ogaadeen iyo Harti ayaa jubbaland weerar ku ah

3 Majeerteen iyo Oaaadeen ayaa sool weerar ku ah

 

 

 

Alla ha u naxariisto'e, Hadraawi ayaa yidhi:


Qof sansaanka muuqdiyo

Sadarrada akhriyayaa

Belo saadin maayee

Sanqadh buu ka digayaa

Selel lagu dareemee

Hadba taan la sidan karin

Sahal lagama yeeshee

Ku salliya Rasuulkii- (csws).


 

Tixgalin mudnaan badan leh.

 

Maxamed Sheekh Daahir

[email protected]

tashiwanaag.com


 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...