Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Maalintii Saddexaad Ka Socda Laascaanood.

0
Wednesday February 08, 2023 - 09:42:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Maalintii Saddexaad Ka Socda Laascaanood.

    "waxa aanay ciidamadu ku jiraan difaac."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxa aanay ciidamadu ku jiraan difaac."

 

 


Hargaysa (HWN) Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa war ay soo saartay saaka ku sheegtay in ciidanka Somaliland saaka weerar lagu sooqaaday.

 

Wasaarada ayaa intaasi kudartay in ciidankeedu uu ku jiro difaac,

 

"LAASCAANOOD: Maalintii saddexaad oo xidhiidh ah ayey Kooxaha argagaxisadu weerar ku soo qaadeen xeryaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan fadhisimada Ciidamada, waxa aanay ciidamadu ku jiraan difaac.” Ayuu sheegay Agaasimaha Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Cabdilaahi Axmed Caarshe.

 

Dagaalkan maalintii saddexaad ka socda Laascaanood ayay dhinacyadu ku guuldaraysteen inay xal lagu joojiyo uhelaan.



No description available.

Loading...
Loading...