Laascaanood Oo Maalintii Saddexaad Dagaal Ka Socdo.

0
Wednesday February 08, 2023 - 09:14:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laascaanood Oo Maalintii Saddexaad Dagaal Ka Socdo.

    "Khasaaraha dhabta ah ee dagaaladan ka dhacaya Laascaanood lama hubo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Khasaaraha dhabta ah ee dagaaladan ka dhacaya Laascaanood lama hubo"



Hargaysa (HWN) Magaalada Laascaanood ayaa maalintii saddexaad uu waagu ugu baryay dagaal xoguhu sheegayaan in uu ka culusyahay dagaalkii labadii maalmood ee hore ka dhacay magaalada.

 

Waxaana magaalada ilaa xalay soo gaadhay gurmadyo ukala socday labada dhinac ee halkaasi dagaalku ku dhexmarayo.

 

Khasaaraha dhabta ah ee dagaaladan ka dhacaya Laascaanood lama hubo, inkasta oo dhimasho iyo dhaawacba jiraan maadaama labada dhinacba aanay sheegin khasaaraha mid walba soogaadhay.

 

Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa sheegay in dagaalkan ay ku barakaceen in ka badan 80kun oo qof, kuwaasi oo ka yaacay dagaalka dushooda ka bilaabmay.



Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe

 

 

 

 

Loading...
Loading...