Somaliland Oo Mar Labaad Ku Dhawaaqday In Xaalada Laascaanood Nabad Lagu Dhameeyo.

0
Tuesday February 07, 2023 - 21:25:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Mar Labaad Ku Dhawaaqday In Xaalada Laascaanood Nabad Lagu Dhameeyo.

    "Xukuumaddu waxa ay mar walba diyaar u tahay in xaaladda Laascaanood ka taagan lagu dhammeeyo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumaddu waxa ay mar walba diyaar u tahay in xaaladda Laascaanood ka taagan lagu dhammeeyo"

 


 

Hargaysa (HWN) Xukuumadda Soomaalilaand iyada oo fulinaysa go’aamadii ka soo baxay shirkii degdegga ahaa ee Galaha Wasiirrada JSL ee qabsoomay taariikhdu markay ahayd  06/02/2023, sidoo kalena tixgalinaysa baaqyada kala duwan ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa ka imanaya ee xambaarsan in xaaladda Laascaanood nabad lagu soo celiyo,  Xukuumaddu waxa ay mar walba diyaar u tahay in xaaladda Laascaanood ka taagan lagu dhammeeyo wada-hadal iyo is-afgarad, marka laga reebo kooxaha argagixisada ah.

 

Maalintii labaad ayuu magaalada Laascaanood galabku ugu dhacay xaalad dagaal, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed


Loading...
Loading...