Sheeko gaaban oo tusaale kugu filan..
Aduunyada oo dhan inaa adi kaga tago
Gabadhan waxay tiri inan ayaan wada socinay mudo 6 sano ah inankas waxuu ahaa qof wax walba igu taageri jiray dhan dhaqaale iyo dhankastaba ugu danbeen inan kii waan kala harnay aniga ayaa go aansaday ina kala harno mudo ayuu idaba cararayay qof kasta uu isoo adeegsado waan isku dhaceenay .
mudo kadib waxuu isoo qora fariimo mudo ku dhaw sanad markii farimo isoo qorayay ila soo hadlayay ana aan u jawaaben anigo dhibsanaya hadalkiisa .
1: Aduunyada oo dhan inaa adi kaga tago
2: inaa magalada aad joogtid an kaga tago.
Waxay tiri halkaas masseg ayaan ka jawaabay wana ka qooma meeya waxana dhahay "Xalka kuu fudud samee"
haye walal waa mahadsantahy igu jawaabay malinkas waxii ka danbeeyay ma arag meel uu ka baxay, mudo ayaan ka war sugay cid ii sheegta waan wayay .
bil kabacdi inankii waxa uu iga soo garaacay number dheer oo dibadaha ahna saacad danbe wana ka qabtay waxa uu ii sheegay in magalada ka maqan yahay ayna isku soo duceeyan.
malintaa wixii ka danbeyay ilaa hada waan jeclahay
waxan bilaabay inaa ku cawiyo dhaqaalo wax walba oo an awoodo iyo wax kasta an siin karay waxan xataa shebay lacagtii doonta oo dhamestiran anigoon shaqeen mel an ka keenay ma garanayo anigoo bixiyay lee arkay markaa lacagta an u diray waan wacay talkisii wuu iga xirtay wana waayay .
Afar bilood kabacdi wxan helay qof jooga mesha uu joogo waxaana la ii sheegay inuu guursaday waxana xaqiiq saday inaytahay in lacagta uu ku guursaday inay tahay lacagtayda laakiin waxan maskaxda ku dajiyay ama ku qanciyay inay lacagta tahay tii an horay uga haayay/ uga qaadan jiray oo dib ugu noqotay.
Waxa laga barana nabsiga in uu malin un kaso baxayo.
bal fikirkaga nala wadaag adna ..........
Wq:A..Gutale
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...