Baabi'inta Dhaqamada Xun Xun

0
Tuesday February 07, 2023 - 10:54:07 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baabi'inta Dhaqamada Xun Xun

    Siloo yareeyo dhaqamada xunxun waa in la hela xirirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siloo yareeyo dhaqamada xunxun waa in la hela xirirka




Dhaqanka mar walba waala sameen kara si xuna waa loo sameen kara si wanagsana waa loo samen kara.

Hadaba marka inta badan laga hadlaayo saamayn waxa la saameya dhalin yarada.


sidaan ognahay dhalin yaradu waa laf dhabarta bulshada hayda iyagu wanaaga umadu u horseedo waxa hubaal ah in umadaasi wanaag sanaaneso.



marka hadii la rabo in la baabi'iyo dhaqamadan xun xun ee na lagu beeray runtii waxa loo baahan yahay in la jiheeyo dhalinyarada oo aadna loogu dadaalo.


Siloo yareeyo dhaqamada xunxun waa in la hela xirirka sadexdaan

Culumada : waa qeebta ugu muhiimsan, taas oo shaqadeedu tahay jihaynta iyo tarbiyeynta dhalin yarada iyo barida culuumta .


Waalidka: waa qeeb la baad oo ugu muhiimsan kuwaa shaqadoodu tahay iney keenan caruurtoda goobaha taba barku ka socdo uguna dadaalan sidii caruurtoda ugu mashqulin la haayen melaha wax barashadu taalo.


Dowladda: waa qeyb kale oo muhiim ah, shaqadeeduna tahay iney diyaariyaan xarumihi wax lagu baran lahaa, kadibna ay keenan qalabki iyo macalimiinti, ugu danbeen waa iney si wayn iskugu xirnaadan culumada, walidka , dowladda .


Si qormadan dad badan u gaarto shere garee nasoo na Fallow garee waqti aya galye.


Wq: Updalla Mohamett Warsame

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...