Dalku Moqdisho Miyaa?
Gobolada taga sida putland,galmudug,Somaliland, Iwm
Dadkeena somaliyeed waa dhibanayaal mar walba an xaq, cadaalad mid toona an heli lkn dulqaad badan, mana nihin dad sahal lagu tir tiri karo waxa nahay dad xadaarad leh taariikh fiican leh muslim 100%100 laakiin aan ku dhaqmin, ma ogi in naloo cinqaabayo danbi ama dulmi dadki naga horeyay loo gestay.
waxaad arkaysa isbitaal uu joogo dhaqtar seriayn ah oo aan aqoon badan u laheen qaliimada culus oo qadanaya 1.500$ laakiin qofkii u qalinka ku sameeyay an sheegi karin daawoyinka nuuca ay yihiin ee la siinayo, waxa laga raba un qof cadaana ayaa noo jogo .
gobolada taga sida putland,galmudug,hargaysa, Iwm
laakiin dhibka haysta dadka ayaa ah in uusan tagi karin meel aysan toolkisa joogin ayna ku adkaaneso inuu helo shaqo laakiin ay ka fududahay ina shaqo ka hesho tolkaa magalada ay dagan yihiin.
Dhalinyaradu waxay xiisenaysaa caasimada waxay raban ineey update noqdaan oo reer magaal noqdo oo uu ka dhaxe baxo familiga ee reer hebel uu dhex galo waxna la qeebsado dad qabiiladoodu ay kala yihii nuuc anse jirin mid kuu dhaw laga yaaba inu wax la barto taasna waa muhiim.
waxbarashada goboladu si unbaa loorixa ma hee waa wax barasho fiican yihiin wana melaha ugu badan ee ardaydu school ad ay examka ka uga gudbaan kamana yareestan wax barashashada taala caasimada
???????????????????? ???????????????? ??????????????????????
Xalka ayaa ubarkaan in an diirada la saarin casimadee dhalinyarada loo buun buuniya latusa wax qabadka , faaidada taalo gobolada dadkuna dhistaan magaloyinkooda qofkii wax bartana manta looga baahan yajaay gobol kiisa rabtana inuu daaweyo habaryartis,sodohdiis oo uu shalay ka soo waxbarasho doontay. Bal hala soo indha indheeyo..
waa un fikirkeyga iyo waxan arkay adig aya leh fikirkaga .
shere dheh si ay dadka kale u gaarto qormadaan .
wq: Updalla Mohamett Warsame fallow dheh
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...