Waxyaabahan aad uga war-hay, oo ilaaali;
1. Caafimaadka. Samee ficilada caafimaadkaaga u wanaagsan. Ha dib dhigan, waayo caafimaadku waa noloshaada.
2. Wakhtiga. Xili kasta xasuuusnow in wakhtigu cimrigaaga yahay.
3. Akhlaaqda. Dhaqanka wanaagsani waa hugaaga iyo qayb adiga kaa mid ah. Noqo qof akhlaaq wanaagsan lagu soo xasuusto xili kasta.
4. Sharafta. Haddii ay sharaftaadu lunto, weligeed dib uma soo laabato. ilaasho intaad awoodo, waayo waa ciyaar halmar ah.
5. Hadalka wanaagsan. Dadka ula hadal si wanaagsan, haddii kale iyaga ka dhagayso wanaagooda.
Ugu dambayn,
waxaan alle kaaga rajaynayaa nolol qurux badan insha allah.
️
Mohamed Faisal
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!