Xikmadaha Nolosha

0
Monday February 06, 2023 - 11:02:10 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 4657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xikmadaha Nolosha

    Haddii uu kaa hor yimaado qof walalkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddii uu kaa hor yimaado qof walalkaa



1.Ruuxa qalbiga wanaagsan waa mid qiimo badan sababta oo ah qalbiga wanaagsan malaha qofkasta ee alle ayaa siiya qofka uu doono


2.Dheh mar walba mahad dhamaan alle ayay u sugnaatay alle haasoo nasiiyay nimcooyin fara badan maanshaa allah



3.Mar walba ku qanac qadarta allah waayo marwalba allah waa mid og waxa inoo wanaagsan inaga mar walba


4.Haddii uu kaa hor yimaado qof walalkaa ah amaba aad wanaag isku barateen si wanaagsan ula hadal oo waji wanaagsan ku soo dhawee wax la isku xasuusto waxaa ugu qiimo badan waa wanaaga iyo ixtiraamka

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...