Qiso dhab ah Sifiican U Aqri
Waxay yiraahdeen waxaan u ooynaa agoonta la bahdilay
waxa aan ka qayb galay geeridii cabeed .magaalada basra ee dalka ciraaq .cabeed isagoo sakaraadaya ayuu qoyskiisa mid mid u su,aalay , wuxuuna kuyiri maxaad iigu ooyneesaan?
?
Hooyadii ayuu ku bilaabay, markaasay kuTiri : "Waxaan la ooyayaa nanuunka aad marayso . iyo aduunyada oo aad nagu cidlaysay ” aad ayuu u sii ooyay ..
Markaasuu naagtiisii ku yiri maxaad iiga ooyaysaa, markaasay tiri
Markaas ayuu caruurtiisii waydiiyay maxaad iiga ooyaysaan?
Waxay yiraahdeen waxaan u ooynaa agoonta la bahdilay iyo lacag la’aanta,
wuxuu bilaabay oohin, markaasay kulligood hal cod ku waydiiyeen, maxaad u ooyaysaa, Aabe?
Illahay wuxuu yiri, uma ooyn, waxaan arkay mid kasta oo idinka mid ah oo u ooynaya dantiisa oo keliya
Dhib ayuu ka baqayaa
Midkiin ma ka ooyay inta aan safarkayga xagga Eebbahay u socday?
Midkiin miyuusan ooyin sababtoo ah habeenkaygii waxaan ku seexday carro.
ogsoonow marka aad sakaraadayso kuwa dadka kuu xiga in yar mooyee nanuunkaada kulama dareemayaan,
W/T Abdisalaan Xaaji
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...