Xikmad aad u Cajiib ah
Qofkii saxiib doonayo Qur'aanka ayaa ku filan
1: Qofkii Sahay doonayo cabsida Alle ayaa ku filan
2: Qofkii sharaf doonayo islanimada ayaa ku filan
4: Qofkii saxiib doonayo Qur’aanka ayaa ku filan
5:Qofkii cibro qadasho doonayo Geerida ayaa ku filan
6: Qofkii heybad doonayo cilmiga ayaa ku filan
7: Qofkii wehel doonayo xuska Alle ayaa ku filan
8: Qofkii hodon tinimo doonayo qanacada ayaa ku filan
9: Qofkii qurux doonayo akhlaaqda ayaa ku filan
10: Qofkii raaxo doonayo aakhiro ayaa ku filan
11: Qofkii aan intaas dooneynin naarta ayaa ku filan
Waxaa Qortey: Asmo mohammed 



AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...