Mashrucii (10 Million Dollars Us Ahaa ) Oo Ku Qornaa Daadmadheeh Iyo Togdheer Oo Loo Duway Gabiiley.)
isla markaana u qabiilseeyd dowlada (JARMARKA ) mashruucyada lagga fuliya dallalka calamka haydaas oo la yidhaado (SES) hayadan ayaa mashaaric aad ubadan ka fulesey dalka somaliland ku waas aay ka mid yihiin (BIYO XIDHEENO) Ay ka mid ahaayeen (CELAL LA QODO) AAY KA MID AHAAYEEN SI AANEY ciidu nafaqada sare u qaadin.
HaddaBA hayadan jarrmalka la yidhadaado( SES )ayaa waxeey weegagii ina soo dhaafey ee 2019 aay dabagal buuxa ku sameeysey, mashuurcyada aay ka fullisey somaliland, ka dib markeey ka war heeshey in nidaamkii somaliland uu qabli iyo quluuba u taggey isla markaan ay soo gaadhey qeylo dhaan wax ku oola, ayaa waxeey caddeesey oo sheegtey in meelo khaldan u iscmaashey dowladda somaliland.
hayadan ses ayaa sheegtey in mashruuc ku qornaa goblada daadmadheedh iyo thogdheer oo lagu tallo galey xaga deegaan labadaa gobol lacgta ku baxeysana aay tahey ( 10 million dollars us) loo dubey gobolka gabbiley.
Haddaba mashruucyada aay hayadani fuliso waxaa kamida sidaan hore u sheegney biyo xidheeno iyo celeel la qodo iyo sida loo joojiyo ciida nafaqada dageenka u sameesa ee dooxayadu walwalan.
Ciida nafqada sameeysa waxweeye, dooxayda somaliland wey rogmadaan waxey maalin walba oo aay soo rogmadaan qadaan ciiid nafaqa oo sameeysa nafaqo galisa deeganada taas hadii dhulka laga waayo eeryadaa waxa ku dhaca nabaad guur iyo biyaha oo dhaafa, tusaale ahaan waddamada hore u marey waxey dhigaan 10 kolomitrba shub iyo dhagax dooxasyada si ciiidu aaney uga guurin meeshaas, isla markaana dooxa waxa laga xidhaa melaha cidlada ah ee aany cidi daganeeyn, si dadka deegaanka jooga biyaha jooga uga faaiideysaaan biyaha iyo qarka ciiida markey uga dhacdo, hareerihiina doog badan baa ka soo baxaya markey nafaqadii ciidi gaadho, taasina waa mashraacida inta badan aay jarmalku fuliyaan.
Dooxu markuu sagbadu qabato biyaha isragaya waxaa dhacaya in hallkaas biyo galaan kadiba ciida nafqada lahi aay dhinacayada u daadato, markaa waa nidaamka inta badan mashariicda lagu fuliyo.
tusaale kale. waxa jirra somaliland in iyagu meeshaas dhigeen dhaxayo iyo shabag ama taar waana farsamo dhaqalaha lagu save gareenayo lakiin iyagu wax meey save gareene.
Hadaba waxaa jirra in hyadan gabigeeydaba lagga sameyey galbeed.
Waxa jira wasiirkii beeraha oo dabada lagga riixaayo oo hayadu baadhitaankii sameenyso isla markaana dooneysa iney wax ka ogaato lacagtii halka lagu fuliyeyey iyo waxa lagga qabtey, ayaa daraad dabada laga soo kaxeeyey.
1 waxaa aaynu ogeen in mashruucuu maydh laga dubey.
2 waxeynu ogeen in mashruuc jarmlak cid og ama shegneysa aaney jirin.
3 waxeeyno ogeen in 10 million dollars us) oo daadmadheedh u qornaa in gobolka gabiiley la giliyey.
tusaale kale mashruuc maxuu taraa
1 Hawd wuu cagaaran yahey,
2gabiiley wey cagaaran tahey,
3 deeganka somaliland oodhami wey cagaran yahey.
Waxaa mihiima waxa weye sanadkan markuu dhamaado waxaa loo galaya abaaro, hadaba gobolkee baa ka badbaadaya, abaartaa markaad la soo galo, gabiiley maxaad ugu imaneeysaa, dhamaantiin dalka kale hada ogaada doogii wuu ka soo baxey sidaan sheegney, qolo walba bal wey leedahey qolo wlaba doog wey leedahey.
Doogu waxuu oga soo baxaya biyo xidheenadan la xidhayo ee nafqada keenaya ciida ah, doogu waxuu uga soo baxaya ceelashan la qodayo ee dadkii iyo xoolihiiba waraabsanayaan doogu waxuu uga soo baxaya biyno xidhanada waaweyn ee gabilley laga sameenayo, waxaa markaa imaneysa in dhamantii bulshada somaliland aay qoxooti ku noqto gabiiley, ogow in cashuurtaadii iyo lacgtii jarmaku ama hayadahu ku bixiyiin magaca somaliland in lagu filinayo deeganka gabiiley.
WAAN IDIN SOO WADNA QARKALANA.
WAXAA QORREY FUAAD MAXAMED QAWDHAN ARIMAHA BULSHADA LONDON
facebook fuaad qawdhan
00447383135563
thanks]
waxaa mahada kowaad leh illaahey
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!