Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Somaliland Oo Geeriyooday

0
Friday February 03, 2023 - 15:28:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Somaliland Oo Geeriyooday

    "isagoo sidoo kale soo qabtay Guddoomiyihii Guddida doorashooyinka Somaliland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"isagoo sidoo kale soo qabtay Guddoomiyihii Guddida doorashooyinka Somaliland"



Allaa ha-unaxariistee waxaa maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaarada Gashaandhigga Somaliland Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami.

 

Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Xukumaddii kale dambeeyey ee Somaliland,isagoo sidoo kale soo qabtay Guddoomiyihii Guddida doorashooyinka Somaliland wakhtigii Madaxweyne Riyaale, 

 

Marxuum Axmed Xaaji Caddami ayaa ahaa alle ha unxariistee siyaasi saameyn ku leh Somaliland, kana soo jeeda Bariga Gobolka Sanaag.


Loading...
Loading...