Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiraysa Shamis Qardajeex Oo Walaalkeed Ibraahim Cali Faarax (Ibraahim Qardajeex) Uu Turkiga Ku Geeriyooday.

0
Tuesday June 18, 2019 - 21:46:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiraysa Shamis Qardajeex Oo Walaalkeed Ibraahim Cali Faarax (Ibraahim Qardajeex) Uu Turkiga Ku Geeriyooday.

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun.


Dhamaan Mulkiilaha, maamulka iyo shaqaalaha shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews waxay tacsi udirayaan Shamis qarada Jeex oo walaalkeed Ibraahim Cali Faarax (Ibraahim Qardajeex) uu ku geeriyooday dalka Turkiga, waxay bahda Hadhwanaagnews ilaahay uga baryayaan in ilaahay marxuumka janadii Fardawsa uu geeyo, ehelkii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin, Aamiin.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...