Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyay xeerka Qaxoonka iyo Barakacayaadha.

0
Tuesday January 31, 2023 - 11:46:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyay xeerka Qaxoonka iyo Barakacayaadha.

    Xeerkan ayaa lagu ansixiyay Xeerka Qaxoontiga iyo barakacayaasha Xeer Lr.103/2022.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeerkan ayaa lagu ansixiyay Xeerka Qaxoontiga iyo barakacayaasha Xeer Lr.103/2022.



 

Hargeysa(HWN) Fadhigii saaka ee golaha guurtida Somaliland, oo uu shirguddoominayay guddoomiye ku xigeenka golahaasi Siciid Jaamac Cali, isla markaana ay ka soo xaadireen 53 mudane oo ka mida 82-ka xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay ayaa markii uu fadhigaaasi furmay waxa mudanayaasha laga hor akhriyay warbixintii guddida joogtada ah.

 

Intaas kadib waxa ay mudnayaasha golaha guurtidu ansixiyeen, Xeerka Qaxoontiga iyo Barakacayaasha, kaas oo muran badan dhaliyay.

 

Xeerkan ayaa lagu ansixiyay Xeerka Qaxoontiga iyo barakacayaasha Xeer Lr.103/2022.

 

Waxa ogolaaday 42 mudane, waxa diiday 6 mudane, waxa ka amuusay 4 mudane guddoomiyuhuna muucodayn.


Loading...
Loading...