Waa hormuudka Haweenka Somaliland.

0
Friday January 27, 2023 - 20:56:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa hormuudka Haweenka Somaliland.

    W/Q: Abdisamed Giire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdisamed Giire



waxay Wax bartay Hooyooyin  tiro badan oo aan qalinka la saaxiib ahayn Balse sabab ayay u noqotay in ay qalanka la saaxiibaan Hooyooyin kor u dhaafaya Dhawr boqol oo Hooyooyin ah oo dhinaca Akhriska ka ciilaanaa.

 

waxay uga hiilaysay Dadkii ay odhan jireen Hooyo qoraalkaas i eeg ama lacagta ii eeg.

 

Guulo badan ayay gaadhsiisay oo Xalfado ayay Burco Hargeisa ugu qabatay Dhawr boqol oo hooyooyin ah oo Qalin jabiyay

 

Qofka bilada Geesinimada Hiilka Hooyooyinka heshay ee aanka Hadlayaa Waa Hibo Nuura Mohamed Dirir

 

Dad badan oo isugu jira Siyaasiin Iyo Haldoorka Bulshada ayaa ku amaanay Halkanka isxilqaamida ee ay hoooyoyinkaas wax ku bartay.

 

Geestooda Hooyooyinka oo ka falcelinayay waxay soo bartay ayaa sheegay in aanay markii hore waxna qori jirin waxna akhri jirin balse hada ay aqoon leeyihiin

Hambalyo wlal hawl wanaagsan oo runtii dhif iyo naadir ah ayaad qabatay waxaad u hiilisay hooyooyin ku ciilaanaa akhriska.

 

Abdisamed Giire



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...