Soomaaliya oo shaacisay inay si rasmi ah ula wareegtay maamulka hawada Somaliland

0
Thursday January 26, 2023 - 14:20:56 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo shaacisay inay si rasmi ah ula wareegtay maamulka hawada Somaliland

    Dhammaan diyaaradaha Caalamiga ah ayaa haatan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan diyaaradaha Caalamiga ah ayaa haatan



Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ku biirtay heerka ugu sarreeya ee maamuulka hawada sare kaas oo ay ugu dambaysay bur burka dawladdii dhexe.


Dhammaan diyaaradaha Caalamiga ah ayaa haatan ka dib adeegsan doona hawada Soomaaliya iyada oo ay maamuulayso Wasaaradda Duulista ee Soomaaliya.

May be an image of map and text


Waxa xusid mudan in hawada la maamuulayo ay ku jirto ta Soomaalilaand sida uu muujinayo jaantuska ay soo bandhigtay dawladda Soomaaliya.


Somaliland weli jawaab kama bixin arrinkaas.

Loading...
Loading...