Dowladaha Somalia & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Thursday January 26, 2023 - 09:54:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladaha Somalia & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

    Waxay kaloo Dib-u-eegis ku sameeyeen Wada-shaqayn dhexWaxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay kaloo Dib-u-eegis ku sameeyeen Wada-shaqayn dhexWaxay

Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar, Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka Somalia, Biixi Iimaan Cigeh oo Booqasho Rasmi ah ku jooga Caasimadda dalkaasi ee Doha.


Warkan oo aan ka soo xiganay Wakaallada Wararka dalka Qatar (QNA) waxay Labada Wasiir ka wada xaajoodeen Xiriirka labada dal, Iskaashiga Wadajirka ee Arrimaha la xiriira Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Hanaanka Taageerada iyo Horumarinta.



 

Waxay kaloo Dib-u-eegis ku sameeyeen Wada-shaqayn dhexWaxay kaloo Dib-u-eegis ku sameeyeen Wada-shaqayn dhex marta Labada Wasaaradood ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Somalia iyo Qatar.


Dhanka kale, Wasiir Biixi Iimaan Cige waxa uu ka qeyb galay Shirweynaha 42-aad ee Wasiirada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalalka Carbeed oo ka furmay Caasimadda dalka Qatar ee Doha.

Loading...
Loading...