Ciro Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Mustafe Martin
"Mustafe martin ayay marar qaar dhaleecayn hawada umarinjiray Xisbiga Waddani"
Hargaysa (HWN) Murashax
Madaxwayne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa xafiiskiisa ku
qaabilay aqoonyahay Mustafe Martin oo dhawaan ay Xukuumadda Muuse Biixi ku
xidhay Magaaladda Hargeysa .
Mustafe martin ayay
marar qaar dhaleecayn hawada umarinjiray Xisbiga Waddani, khaasatan
Cabdiraxmaan Ciro, isagoo ku dhaliili jiray nin hogaan jilicsan, oon
mucaaradnimo adag kala hor iman Karin Muuse Biixi.
Mustafe Martin oo ka
yimid dalka Maraykanka ayay xukuumada Muuse Xabsiga utaxaabtay markii uu dalka
ku soo laabtay, maanay sheegin sababta ay xukuumadu ku xidhay, sidoo kale isna
markii uu dib uheley xoriyadiisa kamuu hadal sababta loo xidhay.
Loading...
Loading...