Ciidanka Milateriga Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Laascaanod.
Hore ayaa ciidanka Somaliland loogu eedeeyay inay shacabka Laacaanood la dheceen rasaar Nool
Hargaysa (HWN) Taliyaha Guud ee
Ciidanka Milateriga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, oo ay
Wehelinayaan Saraakiisha Kale Ciidamada oo ubadan niman da’dii hawlgabka ku
jira ayaa Ka Hadlay Xaalada Nabadgelyo ee Gobolka Sool.
Xaalada Laacaanood Ayaan
ilaa hada Somaliland aanay xal ay ku
dejiso uhelin, waxaana magaalada laascaanood laga taagay calanka Buluuga ah ee
Somaliya iyo sidoo kale calanka Khaatumo.
Hore ayaa ciidanka
Somaliland loogu eedeeyay inay shacabka Laacaanood la dheceen rasaar Nool,
taasi oo ay dadkii lagu eedeeyay inay Milatarigu laayeen ay xukuumada
Somaliland sheegtay inay bixinayso Magtooda.
Warkan oo muuqaala
Goordhaw naga fillo
Loading...
Loading...