Xaaladda Laascaanood Waxay I Xasuusisay!!

0
Monday January 23, 2023 - 12:28:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xaaladda Laascaanood Waxay I Xasuusisay!!

    Cabdi Cali Jaamac .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Cali Jaamac .


Waxa igu soo dhacday haddii Siyad Barre markii SNM soo gashay Hargeysa iyo Burco uu ciidanka dibadda uga saari lahaa sida imika Laascaanood oo kale, dee saw lama wada hadleen, oo suuragal may noqoteen haddii la heshiiyo in aan cidina inaga dhiman, dadkuna qixin, magaalooyinkuna inaga burburin, dawladdii Somaliyeedna inaga dumin! Way muuqataa in wax laga bartay qaladaadkii Siyad Barre. Waaba intaas oo loogala sii dhawaado!

Cabdi Cali Jaamac .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...