Ha xukumin waxkasta adiga oo aan xaqiiqda ogayn.

0
Sunday January 22, 2023 - 11:20:41 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha xukumin waxkasta adiga oo aan xaqiiqda ogayn.

    Xukunka degdega iska ilaali.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukunka degdega iska ilaali.



wiil dhalinyar ah oo 24 jir ah ayaa wuxuu saarnaa tareen dabadeedna wuxuu daaqaada kala baxay qoorta, dabadeedna wuxuu ku qayliyay:


"Aabe eeg dhirtu way ina daba socotaayee!".

Aabihii wuu dhoolacadeeyay,

lamaane da'ayar oo daba fadhiyayna waxay eegeen wiilkii dhalinyarada ahaa waxayna la yaabeen siduu u dhaqmayo.



Mar labaad ayuu si dhakhso leh ku yidhi : "aabo eeg daruuruhu way inala ordayaaane!".

Lamaanihii ayaa intay yaabeen ayay odaygii ku dheheen:"maxaad wiilka dhakhtar u gayn wayday".

Odaygii ayaa dhoolacadeeyay markaasu ku jawaabay:"hadda ayaanu dhakhtarkii kanimi,wiilkaygu wuxu ahaa indhool ilaa iyo maalintuu dhashay maanta ayaana ugu horaysa oo u wax ku arkay indhihiisa!".

*Xukunka degdega iska ilaali.

Turjumid...

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...