Abwaan Sangub Oo Addis Ababa Ku Geeriyooday

0
Tuesday June 18, 2019 - 11:51:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Sangub Oo Addis Ababa Ku Geeriyooday

    Inaa lilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun


BBC: Allaha u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub), sida ay BBC-da u sheegeen dad la socday xaaladda abwaanka oo ku sugan Addis.



Abwaanka ayaa mudooyinkii u dambeeyay xanuunsanaa.


Toddobaadkii hore ayuu soo cumraystay, maalmihii u dambeeyay ayuuse ku sugnaa Adhis Ababa isaga oo halkaas lagu qalay.


Waxaa soo baxaya warar sheegaya in loo qaadayo magaalada Jigjiga si halkaas loogu aaso.


BBC

Loading...
Loading...