Puntland Oo Ka Hadashay Xaalada Laascaanood

0
Saturday January 21, 2023 - 14:39:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland Oo Ka Hadashay Xaalada Laascaanood

    "Waxaan ka digeynaa inaan Faro Gelin lagu Samayn kacdoonka bulsho ee ka socda deegaanada SSC"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan ka digeynaa inaan Faro Gelin lagu Samayn kacdoonka bulsho ee ka socda deegaanada SSC"



Hargaysa (HWN) Madaxwayne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash oo ka hadlay xaalada Laascaanood ayaa sheegay in aan wax faro gelin ah lagu samayn shir uu sheegay in uu ka dhacayo magaalada Laascaanood oo ay ku kulmayaan waxgaradka SSC.

 

"Waxaan ka digeynaa  inaan wax fara gelin ah lagu samayn nooc ay u tahay toona lana Siyaasadayn kacdoonka bulsho ee ka socda deegaanada SSC kaas oo sababay in dadka deegaanku isugu yimaadaan Shirweynaha Aaya ka tashiga ee dhowaan ka furmaya degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, oo aan rajeynayno in uu kasoo baxo wax dan u ah Masiirka bulshadaā€¯  Axmed Karaash, madaxweyne ku-xigeenka Puntland.

 

Weli Xukuumada Somaliland Ayaan xal uhelin rabshado Laascaanood ka dhacay oo sababay dhimasho, dhaawac iyo sidoo kale khasaaraha hanti maaliyadeed oo badan.

 

Waxaana weli Laascaanood ku sugan masuuliyiin ka tirsan xukuumada Muuse Biixi iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan ciidamada kala duwan ee Somaliland


Loading...
Loading...