Dhaqangelinta Xeerka Midaynta Kastamada Iyo Isbadelka Ka Muuqda Dakhliga Degmooyinka Ee Miisaaniyada 2023
Dhaqangelinta xeerka midaynta kastamyada iyo isbadelka ka muuqda dakhliga degmooyinka
Agaasimihii la eryey ee wasaarada maaliyada maxamed Cabdi Gurxan ayaa ka dib markii uu meelmariyey xeerka midaynta kastamada waxa uu isbadel ku yimid dakhliga ka soo xarooda qaar ka mid ah kastamada degmooyinka kala duwan.
Odoroska miisaaniyada dawladaha hoose ee sanadka 2023 ayaa lagu cadeeyey isbadelka dhacay, kastamka Gabiley ayaana dakhligiisu hoosu dhacay 12% , halka kastamada Balli-gubadle oo ka mid ah kuwa loo curyaamiyey dhigiisa Gabiley uu sameeyey kor u kac gaadhaya 374%, kastamka kalabaydh ayaa isaguna hoos u dhacay -21%.
Miisaaniyada 2023 oo la sameeyey intii uu dhaqangalka ahaa xeerka midaynta kastamyadu ayaa lagu muujiyey isbedal togan ku yimid qaar ka mid ah kastamyadii loo curyaamiyey Gabiley.
Jaantusyadan hoose kaga bogo isbedalka ku yimid dakhliga kastamyada ee degmooyinka.
![]() |
![]() |