Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

0
Thursday January 19, 2023 - 17:44:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

    Wasiirka Wasaaradda Gaadiid iyo Horumarinta Jidadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Gaadiid iyo Horumarinta Jidadka
May be an image of 9 people, people standing, people sitting and indoor



Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Cabdirisaaq Khaliif Axmedi, wuxuu kulan la qaatay Weftiga Golaha Wasiirada ee uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamd Kaahin Axmed iyo Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulankan oo ahaa is Xogwaraysi ayaa ka qabsoomay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sool, waxaana kulankan Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, ku wehelinayey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid), 

Wasiirka Wasaaradda Gaadiid iyo Horumarinta Jidadka Cabdirisaaq Ibraahim faarax, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kaluumaysiga Siciid Sulub Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Salebaan Warsame Guuleed iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye.
May be an image of 8 people, people sitting, people standing and indoor

Loading...
Loading...