Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Bulshada Ku Dhaqan Laascaanood

0
Thursday January 19, 2023 - 16:30:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Kulan La Qaatay Qaar Kamid ah Bulshada Ku Dhaqan Laascaanood

    Wasiirka waxaa kulanka ku wehelinayay Xildhibanada Goloyaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka waxaa kulanka ku wehelinayay Xildhibanada Goloyaasha

May be an image of 2 people and indoor


Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL Saleebaan Yusuf Cali Koore, ayaa kulan la qaatey qaar kamid ah Cuqaasha, waxgaradka, dhalinyarada, haldoorka iyo Aqoon-yahanka gobolka Sool.

Wasiirka waxaa kulanka ku wehelinayay Xildhibanada Goloyaasha Wakiilada iyo Guurtida ee gobolka Sool, iyadoona kulankaasi lagaga wada hadlay sidii looga shaqayn lahaa xasiloonida iyo nabad magaalada Laascanood meelna looga soo wada jeesan lahaa horumarka magaalada iyo deganaashaheeda.

May be an image of 3 people, people sitting and footwear
May be an image of 6 people, people sitting and indoor
May be an image of 2 people, people sitting, suit and indoor
May be an image of 5 people, people standing, people sitting and indoor

Loading...
Loading...