Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Ergayga Finland ee Geeska Afrika

0
Thursday January 19, 2023 - 14:33:13 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Ergayga Finland ee Geeska Afrika

    "arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda.....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda.....




Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Waddani iyo UCID ayaa kulan Hargeysa Layeeshay Suldaan Siciid Axmed Ergayga Finland ee Geeska Afrika iyagoo sida la sheegay ka wadahadlay.



 

"arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”


 

Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland ayaa weli taagan.





 

Loading...
Loading...