Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed?

0
Thursday January 19, 2023 - 10:53:20 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed?

    Kulanka odayaasha dhaqanka iyo Guddoomiyaha ayaa diirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka odayaasha dhaqanka iyo Guddoomiyaha ayaa diirada




Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed asagoo kala hadlay in kaalintooda odeynimada ah qaataan.


 

Kulanka odayaasha dhaqanka iyo Guddoomiyaha ayaa diirada lagu saaray sida wajiga koowaad ee dib u heshiisiinta loo mira-dhalin lahaa, waxaana odoyaasha dhaqanka loo xilsaaray in ay xaliyaan khilaafaadka iyo wixii madmadow ah ee Ka dhex jira bulshada.



 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo boggaadiyay doorka odayaasha dhaqanka iyo ilaalinta dhaqankeena ku aaddan xalinta khilaafaadka ayuu ku tilmaamay mid mudo soo jirtay, odayaashana ay laf dhabar u yihiin is dhexgalka iyo nabada bulshada Soomaaliyeed.

Loading...
Loading...