Xiddigta Cad Ee 5ta Gees Leh Ee Calankanka Somaliya, Waa Dagaal-Dhulbalaadhsi-Khatar U Ah Geeska Afrika Oo Dhan .

0
Wednesday January 18, 2023 - 10:39:24 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xiddigta Cad Ee 5ta Gees Leh Ee Calankanka Somaliya, Waa Dagaal-Dhulbalaadhsi-Khatar U Ah Geeska Afrika Oo Dhan .

    Ingiriiska-Talyaaniga- Faransiiska- Ethiopia iyo Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ingiriiska-Talyaaniga- Faransiiska- Ethiopia iyo Kenya

Somaliya oo calankeeda dhexda ku leeyahay xiddig cad oo 5 gees ah

Macnaheedu yahay 5-tii Soomaaliya ee

( soomaaliweyn) .


Iyaga oo rumaysan in ay dhulka soomaaliyeed uu ka kooban yihiin 5 qaybood oo gumeystihii kala duwanaa ee dalka yimi u kala qeybiyeen



( Ingiriiska-Talyaaniga- Faransiiska- Ethiopia iyo Kenya

Sidaas awgeed Maamulka Muqdisho waxa uu sheeganayaa dhul ku yaala dalka Ethiopia ( kiilka 5-aad iyo Hawd and reserve area iyo NFD oo ku taala dalka Kenya iyo dalka jibuuti iyo dadka Somaliland) .


Markaa kolka ay xoogaysato xukuumadda Muqdisho ka talisaa

Waxay dagaalo iyo dhulbalaadhsi ku qaadaysaa dalalkan ka mid ah dalal kale oo ah

Dhulalka ay sheeganayso maamulka Muqdisho,


waxa ku nool dad af-Soomaali ku hadla oo ka mid ah qabaa'ilka asalkoodu umadda Soomaaliyeed ka soo jeedo .


Qabiil xuduud laguma helo .

Xuduudaha caalamiya ayaa ka jira dunida oo ay tahay in la wada ixtiraamo.


Sidaas awgeed waa in aanu maamulka Muqdisho xoog ciidan weligii yeelan

Hadii uu xoog yeesho maamulka Muqdisho dhul balaadhsi iyo burbur iyo qax iyo dagaalo ayuu dalalka jaarkiisa ayuu ku qaadayaa.


 

 

Cali maxamed Biixi

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...