Laba Dhacdo Iyo Sayidka

0
Wednesday January 18, 2023 - 10:35:30 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Laba Dhacdo Iyo Sayidka

    Talo Dhulbahante

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talo Dhulbahante



= Sayidka ayaa sannadkii 1899-kii dil maxkamad la’aan ah oo deldalaad ah ku fuliyey Garaad Cali Garaad Maxamuud, Garaadkii guud ee Dhulbahante. Markii sababta la su’aalayna wuxuu ku jawaabay " wallee laba baarqab nugaal kama wada taliso”. Tixraac: Tiirka Colaadda (2005)…..C/qadir Aroma.


= Sayid Maxamed Cabdille Xasan ayaa lagu yidhi maxaa jebiyey cududii ciidankaaga? markaasuu yidhi" saddex ayaan ku jabay".



= Talo Dhulbahante

= Tookh Ogaadeen

= Tasayn Isaaq


Tixraac: Raadadkii Sayidka (1990).......Prof. Cumar Sayid Xuseen.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...