Maayar Mooge Oo Ku Dabajira Mashaariicda Iyo Xilalka Beelaha Arab Iyo Shirkad Uu Ka Qaaday Adeeg Ay Qabanaysay

0
Tuesday January 17, 2023 - 09:54:57 in News by Abdi Good
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayar Mooge Oo Ku Dabajira Mashaariicda Iyo Xilalka Beelaha Arab Iyo Shirkad Uu Ka Qaaday Adeeg Ay Qabanaysay

    Maayar Mooge Oo Ku Dabajira Mashaariicda Iyo Xilalka Beelaha Arab Iyo Shirkad Uu Ka Qaaday Adeeg Ay Qabanaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayar Mooge Oo Ku Dabajira Mashaariicda Iyo Xilalka Beelaha Arab Iyo Shirkad Uu Ka Qaaday Adeeg Ay Qabanaysay
XOG :- Awoodii iyo Saxeexii Xoghayaha Dawlada Hoose Halkee ayay martay ?

Maayarka Hargeysa ayaa 24 bishii dhamaatey ee December Shirkad laga leeyahay Degmada Axmed Dhagax ka qaadey in Suuqa Hargeysa Qashinka ka gurto .


Shirkadan oo lagu magacaabo HORSEED ayaa hore qashinka uga guri jirtay Suuqa dhexe ee magaalada Hargeysa .

Saxeexa Shirkadan Heshiiska lagala noqdey ayaa waxaa ku saxeexan Maayarka , Maayar ku xigeenka iyo Agaasimaha maamulka iyo lacagta oo saxexay halkii Xoghayaha fulinta Saxeexay .

Dhawaan ayay aheyd markii aqoon yahanka degamada Axmed Dhagax ay soo saareen baaq ku dhaliilayaan Maayarka Hargeysa ay soo saareen
Sidoo kale qaar ka mid ah Shacabka reer Axmed Dhagax oo uu saami ahaan metelo xoghayaha fulinta dawlada Hoose ayaa is weydiinayaan Awoodi xoghaya fulintu halka ay martay .


#FIIRO_GAAR_AH :- Agaasimaha maamulka iyo lacagtu waa ku sii simaha xoghayaha fulinta marka uu dalka ka maqan yahay , Balse marka heshiis-yada masiiriga ah guddida fulintu ka baxayso ama ay gelayso waa mihiim in xoghayaha fulintu uu daraf ka ahaato heshiis-yada noocaas ah
No description available.

Loading...
Loading...