Haween Tiro Badan Oo Laga Sii Daayey Xabsiyada Dalka Iiraan

0
Tuesday January 17, 2023 - 09:06:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haween Tiro Badan Oo Laga Sii Daayey Xabsiyada Dalka Iiraan

    "Lix kun oo kale oo maxaabiis ah oo dumar ah, ayaa la sheegay in xabsiga laga sii daayay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Lix kun oo kale oo maxaabiis ah oo dumar ah, ayaa la sheegay in xabsiga laga sii daayay"


Warbaahinta dowladda Iran, ayaa sheegtay in ku dhawaad ​​kun dumar ah oo maxaabiis ah oo ku xukunnaa xabsi daa’in lagu sii daayay cafis.

 

Cafiskan ayaa loogga gol leeyahay in haweenkani ay ka qeyb galaan xuska sanad guuradii laba iyo tobnaad ee dhalashada Nabi Muxamed gabadhiisa Faaduma.

 

Lix kun oo kale oo maxaabiis ah oo dumar ah, ayaa la sheegay in xabsiga laga sii daayay.

 

Horraantii bishan maxkamada sare ee Iran, ayaa sii daysay saddex kun oo maxaabiis ah, si ay u xusaan sanad guuradii ka soo wareegatay geeridii taliyihii ciidamada Quds, ee ilaalada kacaanka, ee Qasem Soleimani.

 

Ma cadda in mid kamid ah kuwa la sii daayay ay ku jiraan dad ku lug lahaa mudaaharaadyada ka dhan ah dowladda, kadib geeridii ay xabsiga ku dhimatay, Mahsa Amini, bishii Sebtembar ee sanadkii tagay.


Loading...
Loading...