Saylici Oo Ka Hadlay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka

0
Monday January 16, 2023 - 08:49:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saylici Oo Ka Hadlay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka

    "Waxaan u soo jeedinayaa Ruushka iyo Ukraine inay isu yimaadaan wada xaajood"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan u soo jeedinayaa Ruushka iyo Ukraine inay isu yimaadaan wada xaajood"


Hargaysa (HWN) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa usoo jeediyay wadamada Ukraine iyo Ruushku inay xaliyaan dagaalka ka dhex taagan labadaa wadan, sidoo kale Saylici ayaa sheegay in dagaalka labadaa wadan ka dhex qarxay saamayn ku yeeshay cuntada adduunka.

 

"Waxaan u soo jeedinayaa Ruushka iyo Ukraine inay isu yimaadaan wada xaajood nabadeed si loo dhameeyo khilaafka ka dhex jira.

Dagaalkoodu wuxuu saameeyay qiimaha hadhuudhka ee dalal badan oo ku tiirsan hadhuudhka Ukraine.”

 

Hadalka Saylici ayaa ku soo beegmaya xili xaalad adag oo ilaa imika aan xal loohelin ay ka taagan tahay magaala madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood, xaaladaasi oo ilaa imika aanay xal uhelin xukuumada uu madaxwayne ku xigeenka uyahay


Loading...
Loading...