Xukuumada Somaliland Oo Ka Xanaaqday War Ka Soo Baxay Maraykanka
"Somaliland isla markaana uu ka soo qaado gobol ka tirsan Soomaaliya"

Hargaysa (HWN) Xukuumadda
Somaliland ayaa si adag ugu jawaabtay safiirka Maraykanka u fadhiya magaalada
Muqdisho kaas oo ay ku eedaysay mid si cad indhaha uga laliya adeegsiga magaca
Somaliland isla markaana ku sheega in ay tahay gobol ka tirsan Soomaaliya.
War ay wasaaradda
Arrimaha Dibedda Somaliland ku daabacday barteeda Twitter ka ayaa lagu yidhi
" Lama aqbali karo in Larry Andre oo ah danjiraha Muqdisho ee Maraykanku
in uu si joogta ah uga dheeraado magaca saxda ah ee Somaliland isla markaana uu
ka soo qaado gobol ka tirsan Soomaaliya isla markaana uu magaalada Berbera
raaciyo Soomaaliya. Isaga oo og in aanay Somaliland ka mid ahayn Soomaaliya

Loading...
Loading...