Daawo Muuqaal:-Hees Ku Baahday Quluubta Dumarka Soomaalida, Ereyada Sakariye Saxardiid Awaare Iyo Codka Ugbaad Aragsan.

Heestan oo u hiilinaysa dumarka ayaa waxa erayadeeda ka mid ah.
”Dumarku Duunyo uun ma doonaane
Dhaqan iyo dadnimay u dudayaane
Damiirku hadmuu ragow dabcayaa”
Waxa heestan hal abuuray abwaanka Sakariye Saxardiid Awaare, waxaana codkeeda tolmoon inagu soo gaadhsiinaysa fanaanada Ugbaad Aragsan.
Loading...
Loading...

0 