Muuse Biixi Oo Todobaadkan Socdaal Ku Tagaya Wadanka Imaaraadka

0
Saturday January 14, 2023 - 09:37:02 in News by Abdi Good
  • Visits: 1517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Todobaadkan Socdaal Ku Tagaya Wadanka Imaaraadka

    Muuse Biixi Oo Todobaadkan Socdaal Ku Tagaya Wadanka Imaaraadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Todobaadkan Socdaal Ku Tagaya Wadanka Imaaraadka

Muuse Biixi waxa uu dhawaan safar ku tagayaa wadanka imaaraadka oo wax ka waydiinaya sababta Itoobiya looga saaray saamigii ay ku lahayd maalgashiga dekeda Berbera.

Wararku waxay sheegayaan in Muuse Biixi lagala hadlayo sidii loo soo celin lahaa saamiga ay Itoobiya ku lahayd dekeda Berbera, Dubai ayaana ku doodaysa in Addis Ababa la siiyo kaalinteeda si aanay dekeda Berbera u lumin suuqa ugu weyn ee ay haysato oo loo arko dalka Itoobiya.



Muuse Biixi oo khilaaf u dhaxeeyo raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaanay wararku shaacin in dawlada Imaaraadku ay doonayso in khilaafkooda la dhameeyo, waxaana la dhawrayaa natiijada ka soo baxda safarka uu Muuse ku tagayo Dubai

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Safar Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Imaaraadka - #1Araweelo News Network

Loading...
Loading...