Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Oo Hargeysa Ku Wajahan Iyo Doorka Xukuumadu Ka Siiso Xiisada Laascaanood Oo La Dhawrayo

0
Saturday January 14, 2023 - 09:37:01 in News by Abdi Good
  • Visits: 2007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Oo Hargeysa Ku Wajahan Iyo Doorka Xukuumadu Ka Siiso Xiisada Laascaanood Oo La Dhawrayo

    Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Oo Hargeysa Ku Wajahan Iyo Doorka Xukuumadu Ka Siiso Xiisada Laascaanood Oo La Dhawrayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Oo Hargeysa Ku Wajahan Iyo Doorka Xukuumadu Ka Siiso Xiisada Laascaanood Oo La Dhawrayo

Gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdirisaaq Khaliif ayaa ku wajahan magaalada Hargeysa,isaga oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Turkiga.

Gudoomiye Khaliif oo ah masuulka ugu sareeya ee reer Sool ah kaas oo xil ka haya Somaliland ayaa soo laabashadiisu ku beegmaysaa wakhti ay wali taagan tahay xiisada ka aloosan Laascaanood, waxaana la dhawrayaa doorka ay xukuumadu ka siiso xal u helida xaalada ka taagan gobolkiisa.



xukuumada somaliland ayaa wali xal u raadinaysa xiisada ka taagan gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood, iyada oo shacabku dalbanayaan in somaliland ay wareejiso maamulka gobolka isla markaana la baxdo ciidamada kaga sugan.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Ayaa Ka Hadlay Shaqaaqadii Golaha Ka Dhaxdey - YouTube


Loading...
Loading...