Wasiiro Ka Socda Faransiiska Iyo Jarmalka Oo Ka Degay Addis Ababa.

0
Friday January 13, 2023 - 08:34:19 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro Ka Socda Faransiiska Iyo Jarmalka Oo Ka Degay Addis Ababa.

    isla xisaabtan iyo sidoo kale iskaashiga ballaaran ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo Midowga Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isla xisaabtan iyo sidoo kale iskaashiga ballaaran ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo Midowga Afrika


 

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Faransiiska iyo Jarmalka ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, si ay u taageeraan heshiiskii nabadeed ee lagu soo afjaray dagaalladii labadii sano ee la soo dhaafay ka socday waqooyiga gobolka Tigray.

 

Annalena Baerbock oo ah wasiirada ka socotay Jarmalka, ayaa sheegtay in iyaga iyo Itoobiya ay ka wadahadli doonaan baahida loo qabo nabad waarta, isla xisaabtan iyo sidoo kale iskaashiga ballaaran ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo Midowga Afrika


Loading...
Loading...