Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay

0
Thursday January 12, 2023 - 23:37:44 in News by Abdi Good
  • Visits: 2061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay

    Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Qayliyey Sida Ay Xukuumadu U Qaybisay Deeqda Waxbarasho Ee Itoobiya Laga Helay


Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiilada lagana soo doorto gobolka Awdal ayaa si weyn u qaadacay qaabka loo qaybiyey deeqda waxbarasho ee ay Itoobiya siiyey Somaliland.

Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa su,aal galiyey in xukuumadu ay ku tashatay in dhinac walba dalka laga galiyo xaalado siyaasadeed oo adag, isaga oo si weyn ugu baaqay in dib loogu noqdo qaabka loo qaybiyey deeqda waxbarasho ee laga helay Itoobiya.

Qoraal uu soo saaray xildhibaan Maxamed Abiib ayaa u dhignaa sidan "Qoondada Gudiga Tacliintu Awdal iyo Sool kasiisay Deeqda waxbarasho maaha wax la aqbali Karo.

Gudiga waxan usoo jeedinaynaa inay dib ugu noqdaan sheegana waxa ay u cuskadeen.

Dalka ma in la wada xaaladeeyo ayay xukuumadu ku tashatay tolow?

May be an image of 6 people and indoor


Loading...
Loading...